Fanaanad Caan ah oo Fanka isaga baxday farriina u dirtay Taageerayaasheeda

Fanaanadda Soomaaliyeed ee caanka ah Xaliimo Maxamed Axmed (Xaliimo Gobaad) ayaa shaaca ka qaaday in ay isaga baxday fanka oo sanadihii ugu dambeeyay ay ku jirtay caana ka aheyd. Qoraal ay soo dhigtay Fanaanadda Xaliimo Gobaad barteeda Facebooka ayey ku shaacisay in ay isaga hartay fanka ayna go’aansatay in gabi ahaan joojiso qaadista heesaha, waxa … Continue reading Fanaanad Caan ah oo Fanka isaga baxday farriina u dirtay Taageerayaasheeda